Waxa maqayad cusuub laga furaay magalada Nairibi ee wadanka Kenya waxana aad ka helii doonta nuucyada cuuntada oo kalla duwaan iyada oo qiimo jabaan oo macquul ah lagugu adeegayo.

Waa maqayaad cuuno Soomaali aad ka heleysiid oo shaqalle Kenyan iyo Soomaali ay joogan. Waxa ay kutaal wadada Kenyatta Avenue ee Bartamaha casimada Nairobi.

Waxii faah fahiin ah numberkan iyo waliiba adeega aad whatsApp  ku raabto waxa kusoo dhaweynaya mamulaha oo lagu magacaabo Amina Musa +254 796709211

Mahadsanidiin   

By 00yup

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *